Free Web Hosting Provider - Web Hosting - E-commerce - High Speed Internet - Free Web Page
Search the Web

ku soo dhawaw gacmo furan web www.alyoom.4t.com

ku soo dhawaw gacmo furan web www.alyoom.4t.com About Page www.puntlandgov.com Contact us wel come

web mebmaster ku waa Abdirizak Omar Abdi

p.JPGArdayd puntland  oo  gidoomiye cusub  u dooratay  mudane maxamed adan  kaas oo ay ku  kal soontay arday da  puntland  ardayda ubadan wadanka malaysiya oo  kabaxday somaliya arday da  puntland

ku dalxiis deegaamada puntland waxaad ka helaysaa dhamaan waxaad ubaahantahay sida Hotels accomendation huteelo qurux badan iyo harooyin sida biyo kulele iyo karin bosaso ceel daahir buur dhaadheer waxaad kalo ka heleysaa bilicda puntland iyo amnigaba

 
Madaxweynaha DGPL oo galabta kulan la qaatay Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha
Monday, 20-Aug 2007
Madaxweynaha DGPL Mudane Maxamuud Muuse Xirsi ayaa galabta waxa uu kulan la yeeshay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha DGPL iyo Guddoomiyayaasha/Maareeyayaasha Hay’daha DGPl Kulanka ayaa waxa uu ka dhacay Hoolka shirar ee Xarunta Madaxtooyada Garowe.

Max'ed Dheere oo ka badbaaday qarax la doonayay in lagu dilo. 20,May,07

 FIFA oo gudi u saartay doorashooyinka xiriirka K/cagta Somalia.30,April,06   Copy write by:mr: mohamed